Sharaf bay noo tahay in aan qayb ka ahaano Tartanka Adeegga Bulshada oo da’yar jaamacaddaha dalku ku tartamayeen u adeeggida bulshada. Jaamacadda Maandeeq kama qaybgalin tartanka, se maamulkeeda ayaa ka qayb ahaa Xeerbeegtida kala xulaysay tartamayaasha.
We’re Proud to be a Part of the Premier Bank’s Competition for Community Service
